Guddoomiye Waaxeed lagu dilay gudaha magaalada Kismaayo.

Monday November 18, 2019 - 09:59:47 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Waaxeed lagu dilay gudaha magaalada Kismaayo.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar sarkaal lagu dilay oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar sarkaal lagu dilay oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose.


Xoogag hubeysan ayaa xalay gudaha Kismaayo ku dilay Axmed Buulle oo ahaa guddoomiyihii xaafadda Via Afmadoow oo kamid ah xaafadaha ugu caansan xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in rag hubeysan ay mas'uulka dileen kadibna ay si nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqeen, Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarka lagu dilay sarkaalkan sida ay baahisay idaacadda Andalus.

Like saar Page-ka Somalimemo ee Facebook

 
Ku Biir Channel-ka SomaliMeMo ee Telegramka
https://t.me/joinchat/AAAAAEpW65v-5KIkyfHWEw
Halkan ka degso Setup-ka Telgram Download

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items