Ku dhowaad 10 Askari oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Muuri.

Wednesday November 20, 2019 - 21:35:27 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku dhowaad 10 Askari oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaanka Muuri.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara badan dhaliyay oo maanta ka dhacay deegaan hoos yimaad degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara badan dhaliyay oo maanta ka dhacay deegaan hoos yimaad degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.



Wararka ka imaanaya deegaanka Muuri ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee maanta halkaas uu ka dhacay qarax aad uxooggan kaasi oo ay ku dhinteen ku dhowaad 10 askari.

Qaraxa oo ka dhashay miino dhulka lagu aasay ayaa haleelay gaari Taaw ah oo ay la socdeen ciidamada dowladda ee lagu tababaray saldhigga Turkiga ee magaalada Muqdisho.

Wararku waxay xaqiijinayaan in qaraxii maanta ay ku dhinteen 9 askari halka ay ku dhaawacmeen 6 askari, Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxan khasaaraha badan dhaliyay sida ay baahisay Idaacadda Andalus.



Ku Biir Channel-ka SomaliMeMo ee Telegramka
ama ku darso Bot-ka Somalimemo@SomaliMemoBot
Halkan ka degso Setup-ka Telgram Download

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items