Farmaajo oo Eryay Axmed Cali Daahir xeer ilaaliyihii Villa Somalia

Monday November 25, 2019 - 15:56:03 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo Eryay Axmed Cali Daahir xeer ilaaliyihii Villa Somalia

    War rasmi ah oo kasoo baxay Max'med Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa shaqadii uu hayay looga Eryay Axmed Cali Daahir oo ku magacaawnaa xeer ilaaliyaha guud ee dowladda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay Max'med Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa shaqadii uu hayay looga Eryay Axmed Cali Daahir oo ku magacaawnaa xeer ilaaliyaha guud ee dowladda.


Farmaajo ayaa xilka cusub ee xeer ilaaliyaha u magacaabay nin lagu magacaabo Suleymaan Max'med Maxamuud.

Shaqa ka eryidda Axmed Cali Daahir ayaa timid xilli bilihii lasoo dhaafay uu khilaaf ka dhax jiray guddoomiyaha maxkamadda sare iyo xafiiska xeer ilaalinta.

Ninka maanta shaqada laga eryay ayaa dowladad Federaalka kusoo biiray xilligii uu xilka hayay Xasan Sheekh Maxamuud wuxuuna horay uga tirsanaa maamulka Xabashida Itoobiya uqaabilsan dhulka Soomaaligalbeed isagoona soo noqday xeer ilaaliyaha guud ee maamulkaasi.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items