Daawo Video: Alkataa'ib oo Filim kasoo saartay Weerarkii lagu qaaday Saldhigga deegaanka Daynuunaay.

Wednesday November 27, 2019 - 18:21:55 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Alkataa'ib oo Filim kasoo saartay Weerarkii lagu qaaday Saldhigga deegaanka Daynuunaay.

    Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Filim kooban oo lagu soo bandhigayo weerar ciidamada ay Xarakadu ku qaadeen saldhigga ciidamada maamulka Koonfur galbeed ku leeyihiin deegaanka Deynuuna

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Filim kooban oo lagu soo bandhigayo weerar ciidamada ay Xarakadu ku qaadeen saldhigga ciidamada maamulka Koonfur galbeed ku leeyihiin deegaanka Deynuunaay ee duleedka magaalada Baydhabo.

Filimkan oo ah qeybtii 15aad ee silsiladda "فشردبهم من خلفهم" ayaa lagu daawan karaa Xoogagga Al Shabaab oo cagta marinaya saldhiggii ay maleeshiyaadka maamulka Koonfur Galbeed ku lahaayeen deegaanka Daynuunaay.

Filimka ku Daawo Facebook
Halkan ka degso Filimka MP4
Toos u daawo Filimka 

Related Items