Dhageyso: Idaacadda Andalus oo Warbixin ka diyaarisay Bahdilkii Uu Sheekh Umal Kala Kulmay Muqdisho.

Sunday December 01, 2019 - 20:16:08 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 3
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Idaacadda Andalus oo Warbixin ka diyaarisay Bahdilkii Uu Sheekh Umal Kala Kulmay Muqdisho.

    Waaa warbixin ay baahisay Idaacadda Andalus ayaa diradda saaraysa khilaafka udhaxeeya Culimada dowladda taageerta, warbixinta ayaa isdul taagaysa gabi dhaclaynta Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waaa warbixin ay baahisay Idaacadda Andalus ayaa diradda saaraysa khilaafka udhaxeeya Culimada dowladda taageerta, warbixinta ayaa isdul taagaysa gabi dhaclaynta Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Socdaalkii uu Umal dhowaan ku tagay magaalada Muqdisho ayaa banaanka soo dhigay sida uu u taageersanyahay dowladda Federaalka iyo waji gabaxii uu kala kulmay wadaadada kooxa Suufida oo udiiday in uu dhigo muxaadaro uu ku taageeri lahaa dowladda iyo xulufadeeda.

Halkan ka degso Warbixinta ama Hoos ka Daawo


Related Items