Weerar Askari lagu dilay oo ka dhacay gudaha magaalada Dhuusamareeb.

Tuesday December 03, 2019 - 20:48:12 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Askari lagu dilay oo ka dhacay gudaha magaalada Dhuusamareeb.

    Xiisado u dhaxeeya maleeshiyaad kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiisado u dhaxeeya maleeshiyaad kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagasoo sheegayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

Wararka ka imaanaya Galguduud ayaa sheegaya in hal askari uu ku dhintay tacshiirad maanta gelinkii dambe ka dhacday Dhuusamareeb,
Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta u sheegay in hal askari uu dhintay, dilka kadib ayaa xiisad laga dareemay magaalada.

Murun dhaxmaray maleeshiyaad kawada tirsan dowladda ayaa sababay gacan ka hadal, wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in laxiray askarigii dilka geystay, bilihii lasoo dhaafay ayay dowladda Federaalka ciidamo farabadan ku daad guraynaysay degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb.


Ku Biir Channel-ka SomaliMeMo ee Telegramka
Halkan ka degso Setup-ka Telgram Download

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items