Qarax Khasaara dhaliyay oo lagu beegsaday saldhig kuyaal deegaanka Shalaanbood.

Wednesday December 04, 2019 - 10:59:58 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaara dhaliyay oo lagu beegsaday saldhig kuyaal deegaanka Shalaanbood.

    Weerar khasaara dhaliyay ayaa lagu qaaday mid kamida saldhigyada ciidamada dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaan katirsan Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar khasaara dhaliyay ayaa lagu qaaday mid kamida saldhigyada ciidamada dowladda Federaalka ay ku leeyihiin deegaan katirsan Sh/Hoose.


Wararka ka imaanaya deegaanka Shalaanbood ee dhaca duleedka magaalada Marka ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay weerar Bambaano ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in weerarku uu sababay dhaawac gaaray ugu yaraan 2 katirsan ciidamada dowladda, Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarkan sida ay baahisay idaacadda Andalus.

Ku Biir Channel-ka SomaliMeMo ee Telegramka
Halkan ka degso Setup-ka Telgram Download

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items