Daawo Video: Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay gaalnimada uu ku dhacay Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur.

Thursday December 05, 2019 - 10:12:11 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay gaalnimada uu ku dhacay Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur.

    Sheekha Maxbuuska ah Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay gefkii uu diinta islaamka ugeystay Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo ah siyaasi mucaarad ku ah dowladda Federaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekha Maxbuuska ah Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay gefkii uu diinta islaamka ugeystay Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur oo ah siyaasi mucaarad ku ah dowladda Federaalka.

Sheekh Xasan oo muuqaal Video ah soo dhigay bartiisa Facebook-ka ayaa bayaaniyay gaalnimada uu ku dhacay Ninkan madaxda ka ah Xisbiga Wadajir, wuxuu sheegay in Cabdi Raxman Cabdi Shakuur uu lamid yahay Salmaan Rushdi gaalkii Kitaabka Qur'aanka ku sheegay Aayado Sheydaan.

Allaha soo daayee Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa banaanka soo dhigay dabadhilifnimada C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo uu ku sheegay Zandiiq agtiisa ay wax walba iib ka yihiin sida diinta dalka iyo dadka.


Related Items