Filimkan oo ah Xalqadii 16-aad ee Silsiladda (فشرد بهم من خلفهم) waxay Alkataa'ib kusoo bandhigtay weerar toos ah oo xoogagga Al Shabaab ay ku qaadeen saldhiga Goof Gaduud Buurey iyo sidoo kale weeraro dhabbagal ah oo ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.
Halkan Ka Daawo Filimka Cusub.
Halkan Kala Bax Filimka Cusub.
Halkan Ka Degso Filimka Cusub.
Halkan Ka Daawo Filimka Facebook.
Halkan Ka Doono Linkiro Fara Badan Oo Filimka Ah.
Halkan Ka Doono Linkiyo Fara Badan Oo Filimka Ah.
Sawirro+Video: Al-Kataa'ib oo Filim Kasoo saartay weeraro cagta lagu mariyay saldhigyo kuyaal duleedyada magaalada Baydhabo.
Mu'assasada Al-kataa ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa baahisay Filim cusub oo lagusoo bandhigayo qaar kamid ah howlgalladii ka dhacay gobolka Baay.