Daawo Video: Sheekh Xasaan oo ka hadlay Towbad keenkii C/Raxmaa Cabdi Shakuur.

Saturday December 14, 2019 - 09:39:06 in Wararka by
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Sheekh Xasaan oo ka hadlay Towbad keenkii C/Raxmaa Cabdi Shakuur.

    Sheekh Xasaan Xuseen oo kamida ah cilimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa markale ka hadlay kiiska Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur uu ugu gefay diinta Islaamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Xasaan Xuseen oo kamida ah cilimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa markale ka hadlay kiiska Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur uu ugu gefay diinta Islaamka.
Kalimad cusub oo uu jeediyay Sheekh Xasaan ayuu uga hadlay towbadkeenkii uu Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur isbuucii lasoo dhaafay iclaamiyay.
Wuxuu sheekh in Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur uu ka towbadkeenay 6-dii qodob ee uu ku gaaloobay islamarkaana aan naftiisa khatar lagu gelin karin balse ciddii wax kale ku haysato ay iyada utaal.

Hoos ka Daawo Kalimadda Sheekh Xasaan


Related Items