Dhageyso: Wareysi laga duubay mid kamida dagaalyahanadii Weeraray Hotelka SYL.

Sunday December 15, 2019 - 10:37:22 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wareysi laga duubay mid kamida dagaalyahanadii Weeraray Hotelka SYL.

    Idacaadda Islaamiga Andulus ayaa xalay baahisay dardaaranka mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkii xooganaa ee dhawaan lagu qaaday Hoteelka SYL ee Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idacaadda Islaamiga Andulus ayaa xalay baahisay dardaaranka mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkii xooganaa ee dhawaan lagu qaaday Hoteelka SYL ee Muqdisho.

Max'med Maxamuud Cabdi oo ku magac dheeraa Saadaq wuxuu ahaa dagaalyahankii hoggaaminayay weerarkii Hotelka SYL kaas oo ay ku go'een mas'uuliyiin katirsan dowladda.

Saadaq wuxuu kasoo jeedaa Beesha Xawaadle gaar ahaa Reer Ugaas, wareysi laga duubay ka hor intii uusan weerarka fulin ayuu uga warramay arrimo badan oo ku aaddan sababta uu u go'aansaday in uu weerarkan qaado.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Saadaq MP3

Related Items