DAAWO: AlKataa'ib Oo soo saartay Qeybtii 2aad Filimka "Miraha Shariicada 4" oo lagusoo bandhigayo Qeybinta Xoolaha Zakada.

Sunday December 15, 2019 - 19:16:17 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: AlKataa'ib Oo soo saartay Qeybtii 2aad Filimka "Miraha Shariicada 4" oo lagusoo bandhigayo Qeybinta Xoolaha Zakada.

    Mu'asasada AlKataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay Muuqaal cajiib ah oo ah َQeybta 2aad ee xalqadii 4aad silsilada loo yaqaano "Qudhuufu Shariica" taas oo aalaaba lagu soo bandhigo hormarada kajir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada AlKataa'ib garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay Muuqaal cajiib ah oo ah َQeybta 2aad ee xalqadii 4aad silsilada loo yaqaano "Qudhuufu Shariica" taas oo aalaaba lagu soo bandhigo hormarada kajira wilaayaatka Islaamiga ee laga dhaxlay miraha shareecada.

Filimkan ayaa Juzkii 2aad ee xalqada Afaraad waxaana lagu soo bandhigayaa Qeybinta Zakada Ariga iyo Lo'da. Filimkan ayaa sidoo kale lagu sharaxayaa masaa'il ku saabsan Axkaamta Zakada ee Ariga iyo Lo'da.

Halkaan Ka Daawo Filimka
ama toos ugu daawo Facebook


Related Items