Dhageyso: Dagaalyahan kasoo jeeda Beesha Biyamaal oo kamid ahaa Raggii Weeraray Hotelka SYL.

Monday December 16, 2019 - 11:25:59 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Dagaalyahan kasoo jeeda Beesha Biyamaal oo kamid ahaa Raggii Weeraray Hotelka SYL.

    Idaacadda Andalus ayaa xalay markale baahisay wareysi dardaaran ah oo laga duubay mid kamida raggii fuliyay weerarkii Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus ayaa xalay markale baahisay wareysi dardaaran ah oo laga duubay mid kamida raggii fuliyay weerarkii Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.


C/Raxmaan Xasan Max'med oo kasoo jeeda Beesha Biyamaal kuna dhashay degmada Jamaame  ee Jubbada Hoose ayaa kamid ahaa raggii weerarka fuliyay.

Wareysi laga duubay ka hor intii uusan weerarka qaadin ayuu uga hadlay arrimo badan isagoona baaq udiray shacabka soomaaliyeed iyo hoggaanka XSHM.

Halkan ka degso Wareysiga oo dhameystiran MP3

Related Items