Daawo Video: Yuusuf Indha Cadde oo sheegay in uu ku qanacsanyahay Cadaaladda Maxkamada Islaamiga Al Shabaab!

Tuesday December 17, 2019 - 11:33:55 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Yuusuf Indha Cadde oo sheegay in uu ku qanacsanyahay Cadaaladda Maxkamada Islaamiga Al Shabaab!

    Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo horay usoo noqday wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga DF islamarkaana hadda kamid ah mas'uuliyiinta wasaaradda difaaca ayaa bixiyay caddeymo ku saabsan cadaalad darrrada ku dhax faaftay dowladd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo horay usoo noqday wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga DF islamarkaana hadda kamid ah mas'uuliyiinta wasaaradda difaaca ayaa bixiyay caddeymo ku saabsan cadaalad darrrada ku dhax faaftay dowladda.

Indha Cadde oo sheegta in uu yahay Jeneraal ayaa muujiyay in uu ku qanacsanyahay maxkamada Islaamiga ah ee Xarakada Al Shabaab uuna diyaar u yahay in uu halkaas cadaalad udoonto balse uu ka baqayo in ladilo.

Dhawaqa Indha Cadde ayaa yimid kadib markii dhulal uu ku leeyahay magaalada Muqdisho ay si cadaalad darra ah uga xukuntay maxkamadda dowladda, Nabadoon Max'med Guuleed Fartaag oo si wanaagsan ay isku yaqaanaan Indha Cadde ayaa ka jawaabay hadalka kasoo yeeray hoggaamiya kooxeedkan kamidka ah dowladda.


Halka ka degso Video ama hoos ka Daawo


Related Items