Dhageyso: Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade oo Dowro diini ah usoo xiray Odayaal katirsan Beesha Abgaal.

Thursday December 19, 2019 - 11:32:57 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • Visits: 1410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Yuusuf Kaba Kutukade oo Dowro diini ah usoo xiray Odayaal katirsan Beesha Abgaal.

    Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa Dowro diini ah usoo xirtay Afar boqol oo kamid ah odayaasha dhaqanka Beesha Cabdulle Galmaax oo Abgaal katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada Islaamiga Sh/dhexe ayaa Dowro diini ah usoo xirtay Afar boqol oo kamid ah odayaasha dhaqanka Beesha Cabdulle Galmaax oo Abgaal katirsan.

Sheekh Yuusuf Ciise Kaba kutukade oo ah waaliga Sh/dhexe ayaa kalimad muhiim ah ujeediyay Odayaashii xafladda loosoo xiray isagoo ku guubaabiyay ku dheganaashiyaha Towxiidka.

Waaliga ayaa sharraxaad dheeraad ah ka bixiyay cidda uu u dhaxeeyo loollanka ka socda dalka Soomaaliya waxaa kale oo uu Odayaasha usoo bandhigay dacaayaadka iyo ishaacaadka uu cadowgu ka faafiyo Shabaabul Mujaahidiin.

Halkan ka degso Kalimadda Waaliga MP3 ama hoos ka dhageyso






Related Items