DHEGEYSO: Barnaamij Gaar Ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta Qeybta 1Aad

Sunday December 22, 2019 - 17:49:33 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHEGEYSO: Barnaamij Gaar Ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta Qeybta 1Aad

    Hiiraan waa gobal weyn oo Soomaaliya ka mid ah waxaana dega qabaa'il badan oo walaalo ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hiiraan waa gobal weyn oo Soomaaliya ka mid ah waxaana dega qabaa'il badan oo walaalo ah.



Waa gobal ku wanaagsan xoolo dhaqashada iyo wax soo saarka xaga beeraha ah intaba, waxaana qaybo ka mid ah mara webigga Shabeelle oo beeralay badan ka faa’iideystaan.

Magaalooyinka gobalka waxa ka mid ah Beledweyne oo xarun u ah, Buulo barde, Jalalaqsi, Matabaan, Buq aqable iyo kuwo kale oo yar yar laakiin caan ah.

Insha Allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa barnanaajiyo taxane ah oo ka waramaya Hiiraan iyo xaalkiisa ciwaankooduna yahay Hiiraan iyo Horumarka Diinta.



WaxAa xusid mudan deegaaanada aan barnaamijyadaan oo lix qaybood ka kooban diiradda ku saareynaa yihiin kuwa shareecada Islaamka lagu maamulo.

Halkaan ka dhegeyso arnaamijka Hiiraan iyo Hormarka Diinta 21-12-2019.

Related Items