DHEGEYSO: Barnaamij Gaar Ah Hiiraan iyo Horumarka Diinta Qeybta 3aad.

Tuesday December 24, 2019 - 20:42:27 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHEGEYSO: Barnaamij Gaar Ah Hiiraan iyo Horumarka Diinta Qeybta 3aad.

    Qaybihii hore ee barnaamijkaan tixana ah ee ciwaan yihiisu yahay Hiiraan iyo Horumarka Diinta waxaan kaga soo hadalnay Buq aqable iyo Luuq jeelow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaybihii hore ee barnaamijkaan tixana ah ee ciwaan yihiisu yahay Hiiraan iyo Horumarka Diinta waxaan kaga soo hadalnay Buq aqable iyo Luuq jeelow.


Qaybtaan waxaana ka hadlaynaa Deegaanka Booco oo ka tirsan bariga Gobalka Hiiraan

Booco waa deegaan ku yaalla koofurta magaaalda beledweyne, wuxuuna saaran yahay amaba kaabiga ku hayaa webiga shabeelle.

Bulshada ku dhaqan halkaan waxay isugu jiraan beeraley iyo xoolaley waxaan deris la ah tuulooyin badan oo isugu jira kuwo webiga jiinkiisa ku yaal iyo kuwo kaleba.

Bulshada halkaan ku dhaqanu waxay ka mid yihiin kuwa nasiibka u yeeshay in dhowr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay lagu xukumo Shareecada Islaamka.

Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka Hiiraan iyo Horumarka Diinta 23-12-2019.

Related Items