Sawirro+Warbixinno: Horumar dhan walba ah oo ka jira magaalada Bu'aale ee Jubbada Dhexe.

Thursday December 26, 2019 - 12:46:44 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 25 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Warbixinno: Horumar dhan walba ah oo ka jira magaalada Bu'aale ee Jubbada Dhexe.

    Safar shaqo oo dhawaan idaacadda Andalus ay ku tagtay degmada Bu'aale ee wilaayada Jubbooyinka ayaa intii la socotay wararkeena waxad ku dhagaysateen warbixinno shan ah oo laga baahiyay idaacadda Andalus kuwaasi oo diiradda lagu saaray horumarka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safar shaqo oo dhawaan idaacadda Andalus ay ku tagtay degmada Bu'aale ee wilaayada Jubbooyinka ayaa intii la socotay wararkeena waxad ku dhagaysateen warbixinno shan ah oo laga baahiyay idaacadda Andalus kuwaasi oo diiradda lagu saaray horumarka ka jira magaalada Bu'aale ee dhanka dhismaha magaalada, waraxbarashada iyo beeraha intaba leh.


Hadaba halkan waxan idiinkusoo gudbinaynaa qaar ka mid ah sawiraddii aan qaadnay inta aan safarkaasi ku jirnay, sidoo kale waxaad halkan ka dhagaysan kartaan wabixinadii laga diyaariyay safarkaasi.

Halkan hoose ka dhagayso warbixinada.

Qeybta 1aad Taxanaha Booqashda Degmada Bu’aale 1441-2019

Qeybta 2aad Taxanaha Booqashda Degmada Bu’aale 1441-2019

Qeybta 3aad Taxanaha Booqashda Degmada Bu’aale 1441-2019

Qeybta 4aad Taxanaha Booqashda Degmada Bu’aale 1441-2019

Qeybta 5aad Taxanaha Booqashda Degmada Bu’aale 1441-2019

Hoos ka Daawo sawirrada



















Related Items