Sawirro: Xoolaha Zakada ee sanadka 1441 oo laga qeybiyay Wilaayada Galguduud.

Thursday December 26, 2019 - 19:23:15 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Xoolaha Zakada ee sanadka 1441 oo laga qeybiyay Wilaayada Galguduud.

    Maktabka Zakawaadka wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa degmooyinka iyo deegaannada wilaayadu ka talisa ka qeybiyay Xoolaha Zakawaatka sanadda 1441.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maktabka Zakawaadka wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa degmooyinka iyo deegaannada wilaayadu ka talisa ka qeybiyay Xoolaha Zakawaatka sanadda 1441.

Guud ahaan xoolaha la qeybiyay wa 2722 Neef oo Ari ah, waxaana loo qeybiyay 406 qoys, 17 Qoys Qoyskiba waxey heleen 30 Neef taas oo ka dhigan in hodon laga dhigay haddii Rabbi idmo sanadka dambe iyaga ayaa Zaka bixin doona,

18 qoys oo kalena qoyskiiba waxay qaateen 20 halka 6 qoysna ay qaateen min 10 Neef Ari ah, inta kale Badankood waxaa lasiiyay min 5 neef qaarna 3 ama 2 neef.

Maktabka Zakawaatka wuxuu warbixin uu soo saaray ku sheegay in xoolaha laga qeybiyay 8 dagmo kuwaas oo kala ah Ceel Buur, Ceel Dheer, Ceel Garas. Xiindheere, Galhareeri, Galcad, Wabxo iyo Qaaib oo ka tirsan degmada Cadaado.































Related Items