Sawirro: Kormeer Dacwo iyo daryeel Caafimaad oo Laga fuliyay deegaanno katiesan Galgaduud.

Saturday December 28, 2019 - 06:27:06 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Kormeer Dacwo iyo daryeel Caafimaad oo Laga fuliyay deegaanno katiesan Galgaduud.

    Wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa soo afjartay kormeer dacwo iyo daryeel caafimaad oo wadajir ah, kuwaas oo xubno katirsan wilaayada, Odayaasha dhaqanka ee gobolka iyo maktabka Caafimaadka ee wilaayada ay ku tageen deegaanno katirsan gobolka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa soo afjartay kormeer dacwo iyo daryeel caafimaad oo wadajir ah, kuwaas oo xubno katirsan wilaayada, Odayaasha dhaqanka ee gobolka iyo maktabka Caafimaadka ee wilaayada ay ku tageen deegaanno katirsan gobolka.


Kormeerkan oo ahaa mid muhiim ah, dadkana dacwada lagu gaarsiinayay, dhanka kalena dadka loogu fidinayay gurmad caafimaad ayaa waxaa si diiran usoo dhaweeyey dadweynaha kunool wilaayada islaamiga ee Galgaduud.

Gebegebada howshan, waxay Wilaayadu qabatay xaflad ballaaran oo lagu soo xirayay howshan, waxaana ka qeybgalay waxgarad katirsan qabaa’ilka wilaayada dega, culimada iyo masuuliyiin katirsan Wilaayada islaamiga ee Galgaduud.










Related Items