Sawirro: Xoolaha Zakada oo laga qeybiyay degmooyin katirsan gobolka Hiiraan.

Sunday December 29, 2019 - 19:23:00 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Xoolaha Zakada oo laga qeybiyay degmooyin katirsan gobolka Hiiraan.

    Labadii maalmood Ee lasoo haafey degmooyin iyo deegaano Kamid Ah Wilaayada islaamiga Hiiraan waxaa Ka socday Howllo Balaaran taas oo ah Mashruuca Qeybita Zakada Xoolaha Nool oo Dad Badan Oo Masaakiin iyo Fuqaro iskuggu Jiro Ah Ey Ka Faaideysteen,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Labadii maalmood Ee lasoo haafey degmooyin iyo deegaano Kamid Ah Wilaayada islaamiga Hiiraan waxaa Ka socday Howllo Balaaran taas oo ah Mashruuca Qeybita Zakada Xoolaha Nool oo Dad Badan Oo Masaakiin iyo Fuqaro iskuggu Jiro Ah Ey Ka Faaideysteen,

Sida Ey Idaacada islaamiga Al Andalus U Sheegeen Howlwadeenada Maktabka Diinwaanka Zakawaadka Wilaayada Islaamiga Hiiraan Waxaa Dadka Masaakiinta Ah iyo Fuqarada Lasiiyey Xoolo Geel iyo Ari is Kugu Jra Oo Gaaraya Sadax Kun Oo Ari Ah iyo Laba Boqol iyo Konton Neef Oo Geel Ah,

Qaar kamid ah dadkaas waxaa lasiiyay 30 neef oo Ari ah waxaana larajeynayaa in sanadda soo socota insha'Allaah ay iyagu zakada bixiyaan oo ay noqdaan kuwa hantiilayaal ah.


Degmooyinka iyo Deegaanada Howsha Zeko qaybinta laga Fuliyay Waxaa Kamid Ah degmooyinka Ceel Cali Moqokori iyo Buq Aqablle iyo Deegaanada Kale Ee Ah Mukoyle Show Ceel Ware Aboorey Luuq Jeelow Ceelowda iyo Deegaanka Cabdi Cagweyn.















Related Items