Daawo Video: Alkataa'ib oo Filim Kusoo bandhigtay Dagaallo ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose iyo duleedka Muqdisho.

Sunday December 29, 2019 - 20:03:01 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Alkataa'ib oo Filim Kusoo bandhigtay Dagaallo ka dhacay deegaanno katirsan Sh/Hoose iyo duleedka Muqdisho.

    Mu'asasada AlKataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay qeybtii 18 aad ee silsilada taxanaha ah ee Fasharrid Bihim taas oo lagusoo bandhigayo howlgallo kala duwan oo dagaalyahannadu ay ku beegsadeen ciidamo Jinsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada AlKataa'ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo saartay qeybtii 18 aad ee silsilada taxanaha ah ee Fasharrid Bihim taas oo lagusoo bandhigayo howlgallo kala duwan oo dagaalyahannadu ay ku beegsadeen ciidamo Jinsiyo kala duwan leh.

Xalqadan waxaa lagu soo bandhigayaa weeraro lagu beegsaday ciidamada dowladda ee ku sugan gobolka Sh.hoose iyo deegaanno dhaca duleedka magaalada Muqdisho,

Halkan ka degso Filimka
ama Toos ugu daawo Facebook

Related Items