Qarax Khasaara dhaliyay oo ciidamada 'Puntland' lagula beegsaday deegaanka Balli Khadar.

Tuesday December 31, 2019 - 12:33:06 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaara dhaliyay oo ciidamada 'Puntland' lagula beegsaday deegaanka Balli Khadar.

    Ugu yaraan hal askari ayaa dhintay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax lala beegsaday ciidamo katirsan maamulka 'Puntland'.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan hal askari ayaa dhintay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax lala beegsaday ciidamo katirsan maamulka 'Puntland'.


Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax xooggan uu haleelay gaari nuuca dagaalka ah oo ay la socdeen ciidamada Daraawiishta maamulka 'Puntland'.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in hal askari uu ku dhintay qaraxa halka 2 kale ay dhaawacyo soo gaareen, gaari Cabdi Bile ah ayuu qarax haleelay xilli uu marayay int udhaxaysa Balli Khadar iyo Galgala.


Related Items