Al Shabaab Oo Bayaan Kasoo Saaray Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxii Ex-Controol Afgooye [Bayaan].

Tuesday December 31, 2019 - 17:55:03 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Al Shabaab Oo Bayaan Kasoo Saaray Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxii Ex-Controol Afgooye [Bayaan].

    Xarakada Al-Shabaab ayaa soo Saartay War Saxaafadeed ay ku faah faahinayso Khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu beegsaday Kolonyada Turkiga ee ka dhacay X-Control Afgooye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Al-Shabaab ayaa soo Saartay War Saxaafadeed ay ku faah faahinayso Khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu beegsaday Kolonyada Turkiga ee ka dhacay X-Control Afgooye.

Waa inmisa tirada Muslimiinta ee ku dhimatay weerarkaas? inmise ayaa ciidamada dowladda iyo saraakiisha uga dhintay weerarka arrimahaas oo idil waxaa lagu faah faahiyay bayaanka.

Mu'asasda Alkataa'ib ayaa soo saartay bayaanka oo ku qoran luqadaha English-ka iyo Carabiga, bayaanka waxaa lagu sheegay in isku geyn dadka ku dhintay weerarka ay yihiin 84 qof islamarkaana dadka rayidka ah ee dhintay tiradoodu tahay 23 qof iyadoona inta kale ay yihiin dhinacyadii ay Xarakadu weerarka ku beegsatay.


Hoos ka akhriso bayaanka oo English iyo Arabic ku qoran





Related Items