Taliye katirsan Ciidamada Maamulka 'Puntland'oo Boosaaso lagu dilay.

Friday January 03, 2020 - 20:29:45 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye katirsan Ciidamada Maamulka 'Puntland'oo Boosaaso lagu dilay.

    Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay caawa magaalada Boosaaso ku dileen sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada maamulka isku magacaabay Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay caawa magaalada Boosaaso ku dileen sarkaal sare oo katirsanaa ciidamada maamulka isku magacaabay Puntland.


Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in Boosaaso lagu dilay sarkaal lagu magacaabi jiray Cise Ducaale oo ku magac dheeraa (Cige Ducaale) oo ahaa taliye Horin.

War rasmi ah oo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay mas'uuliyadda dilka caawa ka dhacay magaalada Boosaaso, bishii lasoo dhaafay ayay sidaan oo kale dilal uga dhaceen xarunta gobolka Bari.

FadlanLike Saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items