Warbixin+Video: Kumuu ahaa Jeneraal Qaasim Suleymaani Jeneraalkii Iiraaniga ahaa ee Mareykanku dilay.

Saturday January 04, 2020 - 20:48:15 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin+Video: Kumuu ahaa Jeneraal Qaasim Suleymaani Jeneraalkii Iiraaniga ahaa ee Mareykanku dilay.

    Warbaahinta caalamka ayaa hadal haysa dilkii dowlada Mareykanka ay magaalada Baqdaad ugu geysatay Jeneraal Qaasim Sulaymaani oo kamid ahaa Mas'uuliyiinta ugu sarraysa ciidamada Melleteriga Iiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta caalamka ayaa hadal haysa dilkii dowlada Mareykanka ay magaalada Baqdaad ugu geysatay Jeneraal Qaasim Sulaymaani oo kamid ahaa Mas'uuliyiinta ugu sarraysa ciidamada Melleteriga Iiraan.

Haddaba Kumuu ahaa Qaasim Suleymaani kaalin intee la eg ayuuse ku lahaa dagaalka ka dhanka ah muslimiinta Sunniga ah.

Related Items