Sawirro: Howlgalka Saldhigga Manda Bay Lamu oo xoogeystay.

Sunday January 05, 2020 - 09:21:03 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Howlgalka Saldhigga Manda Bay Lamu oo xoogeystay.

    Waxaa sii xoogeystay howlgalka aadka u ballaaran ee Xoogaga Al Shabaab ay ka wadaan saldhigga Manda Bay ee gobolka Lamu Kenya waxaana halkaas ka socda dagaal culus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sii xoogeystay howlgalka aadka u ballaaran ee Xoogaga Al Shabaab ay ka wadaan saldhigga Manda Bay ee gobolka Lamu Kenya waxaana halkaas ka socda dagaal culus.


Sawirro iyo Video-yo lagasoo qaaday goobta dagaalku ka socda ayaa muujiya qiic iyo Uura Madoow oo cirka isku shareeray, warbaahinta maxalliga Kenya waxay xaqiijisay in xoogaga Al Shabaab ay gudaha ugaleen saldhiggan oo kuyaal gobolka Lamu waxaana ku sugan askar American iyo Kenyaan ah.

Weerarkan ayaa socda saacaddii 4 aad oo xiriir ah xilligan oo saacadda geeska Afrika ay ku beegantahay 9;25 barqanimo ah.









Related Items