Mareykanka oo xaqiijiyay in uu weerar lakulmay saldhig ay ku leeyihiin Gobolka Lamu Kenya.

Sunday January 05, 2020 - 11:17:14 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo xaqiijiyay in uu weerar lakulmay saldhig ay ku leeyihiin Gobolka Lamu Kenya.

    Taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee magaciisa loosoo gaabiyo AFRICOM ayaa xaqiijiyay in weerar xooggan uu lakulmay saldhigga ay ku leeyihiin degmada Manda Bay ee gobola Lamu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee magaciisa loosoo gaabiyo AFRICOM ayaa xaqiijiyay in weerar xooggan uu lakulmay saldhigga ay ku leeyihiin degmada Manda Bay ee gobola Lamu.

Qoraal kooban oo AFRICOM ay ku faafisay barteeda Twitterka ayay ku sheegtay in weerar xooggan uu ka socdo saldhigga diyaaraduhu ka haadaan ee SIMBA balse wixii faah faahin ah ay dib kasoo sheegi doonaan.

FadlanLike Saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook.
 

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items