Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sawirrada Ciidankooda Oo Ka Dhex Dagaalamaya Saldhigga, Islamarkana Gubaya Diyaarado dagaal.

Sunday January 05, 2020 - 11:30:44 in Wararka by
  • (Rating 1.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sawirrada Ciidankooda Oo Ka Dhex Dagaalamaya Saldhigga, Islamarkana Gubaya Diyaarado dagaal.

    Mu'asasada Al Kataa'ib ayaa faafisay sawirro hodhac ah oo muujinaya dagaalyahanada Al Shabaab oo ka dagaallamaya gudaha saldhigga ciidanka Mareykanka ee Lamu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al Kataa'ib ayaa faafisay sawirro hodhac ah oo muujinaya dagaalyahanada Al Shabaab oo ka dagaallamaya gudaha saldhigga ciidanka Mareykanka ee Lamu.

Sawirrada ayaa banaanka soo dhigaya xaqiiqda ah in ragga weerarka qaaday ay qabsadeen gudaha saldhigga waxaana muuqaalka lagu arki karaa iyagoo gubayo diyaaradaha dagaalka cadowga oo gudaha saldhigga yiillay.



















Related Items