Bisha January oo sanadkii 5aad Musiibo dhiig daadasho u ah dowladda Kenya.

Sunday January 05, 2020 - 18:39:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bisha January oo sanadkii 5aad Musiibo dhiig daadasho u ah dowladda Kenya.

    Bisha January ama Janaayo ayaa sanadkii Shanaad oo xiriir ah waxay balaayo iyo hoog unoqotay Kenya. sanadwaliba bishan oo kale waxay la kulantaa dharbaaxo kulul oo kaga timaada dhanka Al Shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bisha January ama Janaayo ayaa sanadkii Shanaad oo xiriir ah waxay balaayo iyo hoog unoqotay Kenya. sanadwaliba bishan oo kale waxay la kulantaa dharbaaxo kulul oo kaga timaada dhanka Al Shabaab


January 2016 waxaa dhacay weerarkii Ceel Cadde ee lagu xasuuqay ciidamada Kenya

January 2017 waxaa dhacay weerarkii Kulbiyoow oo cagta lagu mariyay saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada Melleteriga Kenya

January 2018 - weerar lagu laayay tobanaan askari Boolis Kenyaan ah ayaa ka dhacay Mandheera NFD

January 2019 - waxaa dhacday weerarkii Hotel Dusit ee magaalada Nairobi kaas oo lagu daahfuray olole dagaaleedkii loogu magacdaray Qudus lama Yahuudeynayo

January 2020 oo aan hadda jooganana waxaa ku habsaday weerar kale oo qeyb ka ah olole dagaaleedka Qudus lama Yahuudeynayo taas oo markan lagu beegsaday saldhig wadajir ah oo Mareykanka iyo Kenyanka wada dagan yihiin.

Related Items