Aabe iyo labadiisa Wiil oo ku dhintay Dab ka kacay guri kuyaal magaalada Baydhabo.

Wednesday January 08, 2020 - 11:45:25 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aabe iyo labadiisa Wiil oo ku dhintay Dab ka kacay guri kuyaal magaalada Baydhabo.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xooggan oo xalay ka kacay guri kuyaal magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xooggan oo xalay ka kacay guri kuyaal magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.


Ugu yaraan sedax ruux oo isku qoys ah ayaa geeriyooday mid kalane dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii uu dab xooggan qabsaday gurigooda oo kuyaal magaalada Baydhabo.

Dadka dhintay waa Aabe iyo laba wiil  uu dhalay, dad daris la ah qoyska musiibadu ku dhacday ayaa warbaahinta u sheegay in hooyadii reerka oo xaamila ah ay kaligeed ka badbaaday musiibadan.

Hooyada badbaaday oo xaalad qarracan ah ku jirta islamarkaana uu gaaray dhaawac fudud ayaa loola cararay isbitaalka guud ee magaalada Baydhabo, dabka ayaa la sheegay in uu qabsaday Basiin lagu iibinayay bakhaar dacalka ku haya guriga kadibna uu sidaas ku faafay.



Related Items