Sawirro+Codad: Fadlan ka qeyb qaato Dhismaha Masjid Jaamica degmada Tayeegloow ee Gobolka Bakool.

Wednesday January 08, 2020 - 20:13:44 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Fadlan ka qeyb qaato Dhismaha Masjid Jaamica degmada Tayeegloow ee Gobolka Bakool.

    Degmada Tiyeeglow oo ka mid ah degmooyinka lagu xukumo shareecada Islaamka isla markaana ah degmo caan ku ah beeraha iyo soo saarista malabka ayaa laga bilaabay dhismaha masjid jaamac wayn oo ay yeelanayso degmadu.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Tiyeeglow oo ka mid ah degmooyinka lagu xukumo shareecada Islaamka isla markaana ah degmo caan ku ah beeraha iyo soo saarista malabka ayaa laga bilaabay dhismaha masjid jaamac wayn oo ay yeelanayso degmadu.


Gudida Masjidka oo ka warbixisay dhismaha masjidka ayaa sheegay in ay ku tashanayaan ummadda muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan, dhismaha masjidka hadda waxa wada dadwaynaha magaalada oo ay caruuri ku jirto oo xoogooda uga qayb qaadanaya.

Ugu damayn waxa ay soo gudbiyeen gudida dhismuhu nambaradooda laga heli karo ciddii diyaar u ah in ay ka qayb qaataan. waana sida tan nambaradoodu. 0615554938 ama 0615918280 ama 0615918161.

 FG: Haddii aad dibadda joogtid sidaan uwac taleefannada +252615554938 ama +252615918280 ama +252615918161



Halkan ka dhageyso Warbixin Maqal iyo Muuqaal ah


Daawo Sawirrada










Related Items