Dhageyso Q.1aad: Dambiyada Soo Dadajiyay Duullaanadii Al-Shabaab Ee Balidoogle iyo Manda Bay.

Sunday January 12, 2020 - 10:31:08 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Q.1aad: Dambiyada Soo Dadajiyay Duullaanadii Al-Shabaab Ee Balidoogle iyo Manda Bay.

    Idaacada Islaamiga Andalus ayaa xalay baahisay barnaamij gaar ah oo loogu magacdaray "Dambiyada Mareykanka ees oo dadajiyay duullaanadii Mujaahidiinta" kaas oo lagu soo gudbinayo waxa uu Mareykanku ku mutaystay dharbaaxooyinka xanuunka bada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacada Islaamiga Andalus ayaa xalay baahisay barnaamij gaar ah oo loogu magacdaray "Dambiyada Mareykanka ees oo dadajiyay duullaanadii Mujaahidiinta" kaas oo lagu soo gudbinayo waxa uu Mareykanku ku mutaystay dharbaaxooyinka xanuunka badan ee uu kala kulmay Al Shabaab.


Barnaamijkan oo ah mid ka kooban laba xalqo ayaa xalay la baahiyay qeybtiisii 1aad, waxaana xalqadan diiradda lagu saaray dhinac ka mid ah gaboodfallada iyo tacadiyada taariikhda galay ee uu Maryekanku kula kacay Muslimiinta ku nool caalamka Islaamka laga soo bilaabo Ciraaq iyo Afghanistan ilaa dhulkan aan ku noolnahay ee bariga Africa.

Halkan ka degso Xalqada 1aad ee Barnaamijka MP3

Related Items