Daawo Video: Donald Trump oo sheegay in uu Lacag Baad ah ka qaatay Madaxda Sacuudiga!

Sunday January 12, 2020 - 11:05:58 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Donald Trump oo sheegay in uu Lacag Baad ah ka qaatay Madaxda Sacuudiga!

    Madaxweynaha Mareykanka ayaa xaqiijiyay in uu lacago dheeraad ah si sandulle ah uga qaatay madaxda dowladda Sacuudiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Mareykanka ayaa xaqiijiyay in uu lacago dheeraad ah si sandulle ah uga qaatay madaxda dowladda Sacuudiga.


Donald Trump oo wareysi siinayay shabakadda FOX NEWS ee mareykanka laga leeyahay ayaa sheegay in bishii lasoo dhaafay ay lacag Hal Bilyan oo dollar ah ka qaateen dowladda Sacuudiga iyagoo uga bedeshay kumanaan askar American ah oo lageeyay Sacuudiga.

Wuxuu Carrabaabay in uu xiriir la sameeyay boqorka Sacuudiga uuna usheegay in uusan wadankiisa ciidan udiri doonin haddii aan lasiin lacag kadibna dowladda Sacuudiga ayaa Bankiga Mareykanka ku shubtay lacag dhan Hal Bilyan oo dollar.


Bishii Decemer ee sanadii 2019 ayuu Mareykanku ciidan dhan 2000 oo askari geeyay Sacuudiga si ay uga difaacaan weeraro uga yimaad Iiraan, siyaasiyiinta mucaaradka Sacuudiga ayaa Bin Salmaan iyo Wiilkiisa u bixiyay Lo'dii uu Trump Lisanayay!.

Hoos kaa Daawo Caddeymaha Trump


Related Items