Askari oo canug yar ku dhax dilay xarunta gobolka Banaadir.

Monday January 13, 2020 - 11:16:11 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askari oo canug yar ku dhax dilay xarunta gobolka Banaadir.

    Mid kamida ciidamada sida gaarka ah utaabacsan Cumar Finish oo ah guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa canug yar ku dilay degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamida ciidamada sida gaarka ah utaabacsan Cumar Finish oo ah guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa canug yar ku dilay degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho.


Askari kamid ah ilaalada gaarka ah ee Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa toogasho ku dilay ilma yar oo aan qaan gaarin.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in askari hubeysan uu si bareer ah madaxa uga toogtay canugga oo uu ku eedeeyay in uu ka xaday Mobile, dhacdadan waxaa si aad ah ula yaabay dadkii ku sugnaa goobta dilku ka dhacay.

Wararka ayaa intaas ku daraya in askariga dilka geystay uu wali ku suganyahay xarunta gobolka Banaadir mana jirin wax xarig ah oo uu lakulmay, askarta dowladda ayaa bilihii lasoo dhaafay sare usii qaadayay dilalka ay geysanayaan dadka shacabka ah.



Related Items