Wariye Xasan Geelle "Xoogaga Weeraray MPKETONI Muslimiinta iyo Kirishtaanka Way Kala Soocayeen" Dhageyso.

Tuesday June 17, 2014 - 06:41:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 6 1
  • Share via Social Media

    Wariye Xasan Geelle "Xoogaga Weeraray MPKETONI Muslimiinta iyo Kirishtaanka Way Kala Soocayeen" Dhageyso.

    Ciidamada Al Shabaab ee habeen hore weerarka ku qaaday magaalada MPKETONI ayaa intii aysan weerarka fulin kadib kala soocay dadkii ay dilayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Al Shabaab ee habeen hore weerarka ku qaaday magaalada MPKETONI ayaa intii aysan weerarka fulin kadib kala soocay dadkii ay dilayeen.


Wariye Xasan Gelle oo BBC-da katirsan ayaa booqday goobta weeraradu ka dhaceen ee MPKETONI wuxuuna wareystay dad goob joog u ahaa xiligii weeraradu dhacayeen.

"xoogaga Al shabaab ee weerarka geystay dadka ayay kala soocayeen kuwa muslimiinta ah way iska daynayeen halka dadka kirishtaanka ah ay dilayeen iyagoona su’aalo weydiinayay”.

Qof arkay ciidanka Al Shabaab ee weeray MPKETONI ayaa sheegay in isaga ay weydiiyeen arkaanul islaamka kadibna markii ay xaqiiqsadeen in uu muslim yahayna ay fasaxeen.

Isha Maqalka BBC

Related Items