Ogeysiis: waxaan idiinsoo gudbin doonaa Barnaamij ku saabsan Halgankii Axmed Gureey.

Thursday January 16, 2020 - 19:25:37 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis: waxaan idiinsoo gudbin doonaa Barnaamij ku saabsan Halgankii Axmed Gureey.

    Insha'Allaah haddii Rabbi idmo waxaan ugu bishaaraynaynaa dadka ku tagay Shabakadda SomaliMeMo in aan usoo gudbin doono Barnaamij xiisa leh oo ku saabsan Halgankii Axmed Gureey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Insha'Allaah haddii Rabbi idmo waxaan ugu bishaaraynaynaa dadka ku tagay Shabakadda SomaliMeMo in aan usoo gudbin doono Barnaamij xiisa leh oo ku saabsan Halgankii Axmed Gureey.

Waa Barnaamij qiima badan oo horay uga baxay Idaacadda Islaamiga Alfurqaan kadib codsiyo isdaba joog ah oo nooga yimid Akhristayaasha ayaan go'aansanay in aan barnaamijkan oo 19 xalqo ah dib ufaafinno.

Wuxuu barnaamijkaan kusiinaysa xog iyo Taariikh ku saabsan loollankii Xabashida Itoobiya iyo Axmed Gureey ku dhaxmaray geeska Afrika, barnaamijkan ayaa baraha bulshada iyo Somalimemo.net ka bilaaban doona maalinta Sabtiga oo Taariikhu ku beegantahay 24,5,1441 Hijri kuna asteysan 18,1,2020.


Halkan kan ka degso Horudhaca Barnaamijka

Related Items