Xildhibaannada 'Galmudug' oo doortay guddoomiye Baarlamaan iyo ku xigeenadiisa.

Friday January 17, 2020 - 17:49:09 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaannada 'Galmudug' oo doortay guddoomiye Baarlamaan iyo ku xigeenadiisa.

    Kadib kulan ay magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen xildhibaannada cusub ee maamulka isku magacaabay Galmuduf ayay ku doorteen guddoomiye baarlamaan iyo ku xigeenadiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Max'med Nuur Gacal guddoomiya Baarlamaanka Galmudug
Kadib kulan ay magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen xildhibaannada cusub ee maamulka isku magacaabay Galmuduf ayay ku doorteen guddoomiye baarlamaan iyo ku xigeenadiisa.


Doorashadan oo ay soo qaban qaabisay dowladda Federaalka waxaa guddoomiyaha cusub ee baaramaanka 'Galmudug' loogu doortay nin lagu magacaabo Max'med Nuur Gacal oo horay wasiir ugasoo noqday DF-ka waxayna siyaasad ahaan isku dhowyihiin Kheyre.

Guddoomiyaha cusub ee maamulka 'Galmudug ayaa daacad u ah Farmaajo iyo Kheyre wuxuuna sanadadii dambe kamid ahaa Xisbiga Nabad iyo Nolol ee xukunka Villa Somalia haya.

Sidoo kale waxaa guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka loo doortay nin lagu magacaabo Cabdullaahi Xirsi Maxamuud, doorashada ka dhacday Dhuusamareeb waxaa mucaaraday Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku magacaaban madaxweynaha Galmudug.



Related Items