Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay magaalada Marka.

Monday January 20, 2020 - 11:11:33 in Wararka by
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Al Shabaab oo gudaha ugalay magaalada Marka.

    Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya kasoo gaaray dagaallo culus oo xalay ka dhacay magaalada Marka ee xarunta Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara lixaad leh ayaa ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya kasoo gaaray dagaallo culus oo xalay ka dhacay magaalada Marka ee xarunta Sh/Hoose.


Xalay fiidkii ayay xoogaga Al Shabaab weeraro dhowr jiho ah ku qaadeen saldhigyada ay ciidamada dowladdu uga suganyihiin gudaha magaalada Marka iyo hareeraheeda.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in iska hor'imaadyo culus ay xalay magaalada ka dhaceen waxaana la arkayay xoogaga Shabaabul Mujaahidiin oo gudaha magaalada usii galay islamarkaana eryanaya maleeshiyaadka dowladda.

Muddo hal saac ah oo uu dagaal xooggan ka socday magaalada Marka ayay xoogaga Al Shabaab usuurtagashay in ay qabsadaan inta badan xaafadaha magaalada iyo difaacyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.



Related Items