Dhageyso: Dood xiisa leh oo ku saabsan isbedelka ku yimid dhaqanka Soomaalida ee dhanka Nolosha.

Tuesday January 21, 2020 - 12:19:56 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Dood xiisa leh oo ku saabsan isbedelka ku yimid dhaqanka Soomaalida ee dhanka Nolosha.

    Idaacadda Alfurqaan ayaa qabatay dood xiisa badan oo ku saabsan isbedelka ku yimid dhaqankii Soomaalida, dooddan oo ay ka qeyb gelayaan indheer garad aqoon durugsan u leh dhaqanka ayaa diiradda lagu saarayaa sida soomaalidu isku bedeshay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Alfurqaan ayaa qabatay dood xiisa badan oo ku saabsan isbedelka ku yimid dhaqankii Soomaalida, dooddan oo ay ka qeyb gelayaan indheer garad aqoon durugsan u leh dhaqanka ayaa diiradda lagu saarayaa sida soomaalidu isku bedeshay.

Soomaalida ayaa dhaqan u laheyd in ay caanaha ku shubato dhiil iyo horaad haddase waxaa bedelay caagag iyo agabyo kale.

Hoos ka dhageyso Doodda.



Related Items