Sawirro+Codad: Wilaayada Islaamiga Galguduud oo qabatay barnaamij lagu Taageerayo Weerarkii Lamu.

Tuesday January 21, 2020 - 19:27:25 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Wilaayada Islaamiga Galguduud oo qabatay barnaamij lagu Taageerayo Weerarkii Lamu.

    Masjidka Al Raxma ee degmada Ceelbuur ayaa martigeliyay kulan ballaaran oo lagu taageerayey weerarkii aadka u xooganaa ee dagaalyahanada Al Shabaab dhowaan ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee Maanda Bay dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masjidka Al Raxma ee degmada Ceelbuur ayaa martigeliyay kulan ballaaran oo lagu taageerayey weerarkii aadka u xooganaa ee dagaalyahanada Al Shabaab dhowaan ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee Maanda Bay dalka Kenya.


Munaasabada oo ahayd mid aad u ballaaran ayaa waxaa kasoo qeybgalay wafuud iyo marti sharaf kala duwan oo isaga kala timid degmooyinka iyo deegaanada Wilaatada Galgaduud, halka sidoo kalena ay u soo daawasho tageen boqolaal kamid ah dadweynaha magaalada oo isugu jira Rag, Dumar, Duqeey iyo Caruur.

Munaasabadan ayaa sidoo kale waxaa lagu casumay ehellada dadkii ku shahiiday duqeyntii uu Mareykanku horaantii sanadkii 2018-ka ka geystay duleedka degmada Ceelbuur si ay u muujiyaan dareenkooda ku aadan aargudka loo sameeyey, dhanka kalena u gudoomaan kaalmo dhaqaale oo ay ugu talagashay wilaayada Islaamiga Galgaduud.


Halkan ka degso Barnaamij Andalus ka diyaarisay MP3





















Related Items