Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo kulamo ka wada magaalada Nairobi.

Thursday January 23, 2020 - 11:13:51 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo kulamo ka wada magaalada Nairobi.

    Magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya waxaa kusii qulqulaya qaar kamid ah hoggaamiyaasha maamul goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya kuwaas oo xurguf siyaasadeed ay kala dhaxayso dowladda Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya waxaa kusii qulqulaya qaar kamid ah hoggaamiyaasha maamul goboleedyada ka jira dalka Soomaaliya kuwaas oo xurguf siyaasadeed ay kala dhaxayso dowladda Farmaajo.


Saciid Cabdullaahi Deni,Axmed Madoobe iyo Cabdi Casiis Lafta Gareen ayaa ka degay magaalada Nairobi waxayna halkaas ku qabanayaan kulamo siyaasadeed oo ay layeelanayaan safaaradaha dowladaha shisheeye.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo isku siyaasad ah ay waxa loogu yeero beesha Caalamka ku dacwaynayaan madaxda dowladda Farmaajo halka socdaalka Lafta Gareen lagu sheegay mid dhaqaale raadis ah.


Kulamada ay hoggaamiyaasha maamullada 'Jubbaland' iyo 'Puntland' uga qeyb gelayaan magaalada Nairobi ayaa ah kuwa ka dhan ah dowaladda Federaalka waxayna arrimaha imaanayaan xilli dhowaan uu Boosaaso ka dhacay shir ay isugu yimideen Deni iyo Axmed Madoobe.




Related Items