Qarax Khasaara dhaliyay oo ciidamada dowladda lagula beegsaday deegaanka Gololeey.

Saturday January 25, 2020 - 10:11:38 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Khasaara dhaliyay oo ciidamada dowladda lagula beegsaday deegaanka Gololeey.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara dhaliyay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Sh/dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara dhaliyay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Sh/dhexe.


Ugu yaraan 1 askari ayaa dhintay 8 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax xooggan uu haleelay gaari Cabdi Bile ah oo marayay deeganka Gololeey ee duleedka degmada Balcad.

Wararka ayaa intaas ku daraya in gabi ahaanba gaariga labeegsaday uu burburay, ciidamada qaraxu haleelay ayaa ka yimid dhanka magaalada Jowhar waxayna kusii jeeday Balcad.

Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda qaraxan khasaaraha badan dhaliyay sida ay baahisay idaacadda Andalus.



Related Items