Dhulgariir dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay dalka Turkiga.

Saturday January 25, 2020 - 12:27:34 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhulgariir dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay dalka Turkiga.

    Tobanaan qof ayaa dhintay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii uu dhulgariir xooggan ku dhuftay wadanka Turkiga oo kamid ah meelaha ay ka dhacaan dhulgariirada laayaanka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tobanaan qof ayaa dhintay tira kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii uu dhulgariir xooggan ku dhuftay wadanka Turkiga oo kamid ah meelaha ay ka dhacaan dhulgariirada laayaanka ah.


Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Turkiga ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 22 qof ay dhinteen sodon kalane lala'yahay kadib markii uu dhulgariirku ku dhuftay bariga wadankas waxaana socda baadi goob loogu jiro dad lawaysanyahay.

Dhulgariirka oo darajadiisu aheyd 6.8 ayaa sababay in ay dhacaan illaa 30 gilgilasho dhulku uu sameeyay arrinkaas oo sababay boqolaal kun oo qof, kooxaha gurmadka degdegga Turkiga waxay sheegeen in culays badan uu ka jiro soo babaadinta dadka ku hoos jira burburka hoostiisa sababa laxiriira dhul googo'a oo ah mid xaddigiisu sarreeyo.


Wakaaladda wararka ufaafisa dalka Turkiga ayaa baahisay sawirro muujinayay burburka lixaadka leh ee ka dhashay dhulgariirkan, Erdogaan oo qoraal soo dhigay bartiisa Twitterka ayaa xubnaha dowladdiisa ugu baaqay in ay ugurmadaan dadka dhiban.

Image
Image
Image

FadlanLike Saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items