Dhageyso: Soomaalida ku dhaqan dalka Shiinaha oo ka hadlay Cudurka halista ah ee Coronavirus.

Sunday January 26, 2020 - 10:46:10 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Soomaalida ku dhaqan dalka Shiinaha oo ka hadlay Cudurka halista ah ee Coronavirus.

    Wadanka Shiinaha waxaa ka dilaacay cudur dilaa ah oo lagu magacaabo Coronavirus waa cudur si dhakhsi ah laysku qaadsiinayo wuxuuna durbadiifa ku faafay wadamo ka baxsan Shiinaha sida Faransiiska,Sacuudiga iyo Malaysiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadanka Shiinaha waxaa ka dilaacay cudur dilaa ah oo lagu magacaabo Coronavirus waa cudur si dhakhsi ah laysku qaadsiinayo wuxuuna durbadiifa ku faafay wadamo ka baxsan Shiinaha sida Faransiiska,Sacuudiga iyo Malaysiya.

Dowladaha adduunka ayaa amar kusiiyay muwaadiniintooda in aysan usafri karin wadanka Shiinaha, cabsida laqabo ayaa ah in cudurkan laayaanka ah uu ugudbo caalamka intiisa kale.

Boqolaal kamid ah Ardayda Soomaalida ee ku sugan Shiinaha ayaa amar lagusiiyay in aysan ka bixin jaamacadaha si ay uga badbaadaan Virus-kan halista ah oo neefsashada iyo qunfaca lagu kala qaado.

Haddaba mid kamida Ardayda Soomaalida ee waxka barata jaamacadaha dalka Shiinaha ayaa arrinkaas uga warramay Radio Alfurqaan.

Related Items