Dhageyso: Xalqada 9aad ee Barnaamijka Dhulkii Awoowayaasheen Yaa soo dhicin doona?.

Monday January 27, 2020 - 14:12:30 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Xalqada 9aad ee Barnaamijka Dhulkii Awoowayaasheen Yaa soo dhicin doona?.

    Waa xalqada Sagaalaad ee Barnaamijka Dhulkii Awoowayaasheen Yaa soo dhicin doona?, waa barnaamij looga qisaynayo Taariikhda carfaysa ee halgankii Al Imaam Axmed Gureey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa xalqada Sagaalaad ee Barnaamijka Dhulkii Awoowayaasheen Yaa soo dhicin doona?, waa barnaamij looga qisaynayo Taariikhda carfaysa ee halgankii Al Imaam Axmed Gureey.


Wuxuu barnaamijkaan kusiinayaa xog iyo Taariikh ku saabsan loollankii Xabashida Itoobiya iyo Axmed Gureey ku dhaxmaray geeska Afrika.

Halkana ka degso MP3 ama hoos ka dhageyso xalqada 9aad

Related Items