Daawo Video: Wareysiyo laga kala qaaday bulshooyinka ku nool Burco iyo Saakow oo kaa Yaabin doona.

Tuesday January 28, 2020 - 11:44:19 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Wareysiyo laga kala qaaday bulshooyinka ku nool Burco iyo Saakow oo kaa Yaabin doona.

    Wareysiyo gaa gaaban oo laga kala qaaday shucuubta ku dhaqan magaalooyinka Burco iyo Saakoow ee dalka Soomaaliya ayaa banaanka soo dhigaya farqiga dhanka barashada diinta islaamka ee labadaas bulsho u dhaxeeya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareysiyo gaa gaaban oo laga kala qaaday shucuubta ku dhaqan magaalooyinka Burco iyo Saakoow ee dalka Soomaaliya ayaa banaanka soo dhigaya farqiga dhanka barashada diinta islaamka ee labadaas bulsho u dhaxeeya.


Magaalada Burco waxaa kajira maamul Dastuur iyo dhaqanka reergalbeedka wax ku xukuma halka magaalada Saakoow uu kajiro maamul islaami ah oo wax ku xukumo shareecada islaamka.

Waa Jiil heesaha si fiican ugaranaya balse jaahil ka ah Qur'aanka iyo tacliinta diinta Islaamka arrinkaas oo diraya farriin halis ah haddii uusan isbedel ku imaan bulshada ku dhaqan Buco.

Halkan ka degso MP3 ama hoos ka daawo Video




Isha Video-ga: Youtube
Ishaqa Codadka: Radio Alfurqaan

Related Items