Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu Falanqeeyay Tallaabadii DF ay Denmark ugu gacan gelisay gabar Soomaaliyeed.

Friday January 31, 2020 - 10:41:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu Falanqeeyay Tallaabadii DF ay Denmark ugu gacan gelisay gabar Soomaaliyeed.

    Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.



Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagusoo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay Tallaabadii dowladda federaalka ay dowladda Denmark ugu gacan gelisay gabar yar oo Soomaaliyeed oo dalka loo keeno dhaqan celin, waxaana barnaamijka ka qeybgalaya Sheekh Cali Katiin iyo Aqoonyahan Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan.

Halkan ka dhagayso Barnamijka Diiradda Jimcaha 31-01-2019.lite

Related Items