Daawo Video: Dardaaran uu jeediyay mid kamida Raggii Fuliyay Weeraradii Naf hurnimo ee Muqdisho ka dhacay.

Sunday February 02, 2020 - 09:53:57 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Dardaaran uu jeediyay mid kamida Raggii Fuliyay Weeraradii Naf hurnimo ee Muqdisho ka dhacay.

    Mu'assasada Al-kataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filim cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'assasada Al-kataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filim cusub.

Filimkan oo ah qeybta 5aad ee silsilad cusub ayaa lagusoo gudbinayaa dardaarannadii ay ka tageen Halyeeyadii Istish-haadiyiinta Xalqadaan ayaa lagusoo gudbiyay dardaaran uu ka tagay Bishaar Cumar Aadam.

Dagaalyahankan ayaa weerar naf hurnimo ku galay Hotelka Ambaasadoor ee kuyaal wadada Makka Al Mukarama magaalada Muqdisho, weerarkaas ayaa sababay khasaare soo gaaray askar iyo mas'uuliyiin katirsanaa dowladda.

Halkan ka Daawo dardaaranka

Related Items