Weerar lagu gubay dhuun Gaaska qaadda oo ka dhacay Gobolka Saynaa Wadanka Masar.

Monday February 03, 2020 - 09:41:47 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar lagu gubay dhuun Gaaska qaadda oo ka dhacay Gobolka Saynaa Wadanka Masar.

    Wararka ka imaanaya wadanka Masara ayaa sheegaya in qarax xooggan lagu beegsaday mid kamida dhuumaha Gaaska ee Yahuuddu leedahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Masara ayaa sheegaya in qarax xooggan lagu beegsaday mid kamida dhuumaha Gaaska ee Yahuuddu leedahay.


Wakaaladaha wararka ayaa sheegay in xoogag hubeysan ay dab ku qabteen dhuun Gaaska kasoo qaadday dhanka maamulka Yahuudda una gudubta wadanka Masar, saraakiisha booliska maamulka Alsiisi ayaa xaqiijiyay in khasaara xooggan uu ka dhashay weerarkan.

Wararku waxay sheegayaan in qaraxyo is xigxigay laga maqlay tuulada Alcabdi ee waqooyiga gobolka Saynaa halkaas oo marin u ah Gaaska ay dowladda Alsiisi kasoo dhoofsato maamulka Yahuudda.

Sanaddii 2018 ayay Masar iyo Yahuudda kala saxiideen heshiis ay ku baxayso lacag 10 Bilyan oo dollar ah wuxuuna heshiiskaan dan uyahay shacabka Yahuudda oo Gaaskii ay ka xoogeen Falasdiiniyiinta u iibgeynaya Masar.


FadlanLike Saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items